Axmed Madoobe oo ka hadlay Go’aankii kasoo baxay Xukuumadda Rooble

Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa si diiran usoo dhaweeyay go’aankii xukuumadda Soomaaliya uga laabatay in Ururka ONLF uu yahay mid argagaxiso. Waxa uu xusay Axmed Madoobe in tallaabo wanaagsan tahay in xukuumadda Soomaaliya ay saxday qaladkii taariikhiga ahaa ee ay hore DFS ugu aqoonsatay ururka ONLF inuu yahay urur argagixiso. ”Waxaan … Continue reading Axmed Madoobe oo ka hadlay Go’aankii kasoo baxay Xukuumadda Rooble